26th April 2024  admin  Category :

Dalka Soomaaliya wuxuu noqon karaa wadan u dhoofiya raashinka caalamka sababtoo ah waa dal leh dhul baaxad weeyn oo ku haboon beerashada, waxaana wax la beeran karaa sannadka oo dhan, meesha dhulka qaarkiis ee dunnida wax la beerto hal waqti oo kalliya. Sidoo kalle, waxaa laga faa’iideeysan karaa xoolaha nool iyo kalluunka taas oo ka dhigeeysa in dalka uu helli karo cunto badan oo diyaar ah mid dadka ay isticmaalaan iyo welliba mid la dhoofiya.

Arrimahaan oo dhan si loo gaaro, waa in la hellaa dad dalka daacad u ah oo aan ku meereeysaneen 4.5, qabyaalad iyo musuqmaasuq.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*