Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM, ayaa Lacagtii Bulshada caalamku ugu talo galay in la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen, Waxay u isticmaalayaan si khaldan iyo inay Gaajo iyo haraad u dilaan dadkii loogu talo galay in lacagtan …
10th January 2025 admin
Madaxweeynihii hore ee DF Xassan Shiikh ayaa sheegay inuu qabanayo shirweeyne qaran kaas oo uusan qaban afartii sanno ee uu heeystay. Xassan Shiikh oo afar sanno ka hor yimid xafiiska ayaa soo kordhiyey; Iska hor keenitaanka qabiiladda; Musuqmaasuq baahsan; Mooshin …
10th January 2025 admin
Jaabir Siciid Xaaji Ducaale ayaa booqday degaanada Gobolka Sanaag, warbixina ka sameeyey abaaraha. …
10th January 2025 admin
Mashruuc kale oo sidii Jaamacadda Maakhir la doonayo in ceeriinka lagu qaybsado GAROWE, Puntland- Waxaa dhowaan la filayaa in hay’da wadooyinka Puntland ‘ PHA’ soo bandhigto shirkada ku guuleysata dhismaha qayb kamid ah wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Garowe …