16th April 2024  admin  Category :

Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow, oo horay u calmaday in Farmaajo loo geeyo ayaa galabta loo geeyey

Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda qaabilay Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow oo loo yaqaano Ar Farmaajo ii geeya oo horay u codsaday in Madaxweynaha loo geeyo.

https://youtu.be/mJnOQtZfU4o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*