Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Cali Khaliif oo ka mid noqday mid ka mid ah Mowjadaha hirarka gaaban ee raadiyo Hargaysa ee beelaha Isaaq dhagaystaan Hoos ka daawo Madaxweynihii hore ee Khaatumo cali Khaliif oo ku hadlaya Afkii Faysal Cali Waraabe https://youtu.be/JOyFAntmSdo…

14th May 2025 admin
Cali Maxamed Geedi waa siyaasiga qura oo Madaxweyne Farmaajo Garab u noqon kara, si loo helo Qaran Soomaaliyeed ee dhamaystiran. Ra’isawasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedo oo sabab u ahaa in burburkii dawladdi kacaanka ka dib ay dawlad Soomaaliyeed …

14th May 2025 admin
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaBay, ayaa sawirkii Shariif Sakiin ee surnaa jidadka magaaladaas ku bedelay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo https://youtu.be/N_nN_avS60g…

14th May 2025 admin
Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow, oo horay u calmaday in Farmaajo loo geeyo ayaa galabta loo geeyey Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda qaabilay Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow oo loo yaqaano Ar Farmaajo ii geeya oo horay u codsaday …