Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st October 2024  admin  

Saciido Majeerteen iyo Damuljadiid ayaa doortay Websiyada taageera madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas , ayaa daabacay Qoraal ay cinwaan uga dhigeen Saciido Xasan Cismaan oo ka guulaysatay sadex rag ah oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli Cinwaankan waa marin habaabina    la …

21st October 2024  admin  

Waxaa soo gabagaboobey doorashadii xubnaha aqalka sarre ugga mid noqonayey maamulka Puntland, waxaana ku guuleeystay: Faarax Cali Xuseen                                                     Leelkase Mahad Shiikh Nuux                                                     Yuusuf Daarood (Awrtable) Bootaan Barre Samatar       […]

21st October 2024  admin  

Cumar Cabdi rashiid oo la tartamaysay Xogahayntisu oo ku guulaysatay Aaqalka Sare Cali Cabdi Giir oo ka mid ahaa asaasyaashii Puntland ama siyasiyiintii Puntland dhidibada u aastay, oo ka soo jeeday beesha Leelkase ayaa Baarlamaanka Puntland ka codeyeen, Ka dib …

21st October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee waxa dalka Ingiriiska lagu dilay Jamaal Maxamed Godane Cali Bile. Allah u maxariistee  Jamaal oo 21 jir ah, oo dhowaan aabe noqday,  ayaa talaadadii  lagu dilay xabsi uu ku jiray. Waxa dilkiisa loo isticmaalay Tooreeyada lagu …