Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
12th January 2025 admin
Waajibaadyadii la meel mariyey XAFIISKA RA’IISULWASAARAHA 2015 – 20216, waxa ay ahaayeen sanado la qabtay lana hir-geliyey hawlo aad muhiim u ah saameyn dheerna ku yeeshay dib u hanashada xasiloonida Dalka, Dawlad-wanaaga, DImoqraadiyadda, iyo horumarinta Dalka Dhan walba. Waa sanado …
12th January 2025 admin
Bulshaddi Gobolka Sanaag ee abaarty saamaysay ayaa u hayaamay Bari iyo Nugaal https://www.facebook.com/daauudgiirow1/videos/10207332039811807/ …
12th January 2025 admin
Afar sano ka hor lixdaa Qodob ayaa Xasan Culusoow umadda Soomaaliyeed u sheegay inuu waxka qabanayo, Hal qodob oo ka mid ah wax kama qaban Hoos ka akhriso Balanqaadkii Xasan Culusoow .Hurdo Ninkeeda dhamaystira …
12th January 2025 admin
Bulshada Gobolka Sanaag, guud ahaan meel kasta ha joogeen waa dulman yihiin. Waxa jira Dugsiyo ku yaal gobolka Sanaag oo lacag ka qaata Hargaysa. Garowe iyo Qurba joogta . Hadana caruurtii dan yarta ahayd ka qaada lacag aan cagliga gelin …