28th March 2024  admin  Category :

Garabka hubaysan ee Aaran jaan oo mar kale qabsaday qaybo ka mid ah caasimadda Puntland ee Garowe.

Kooxda Aaran jaan oo ka amar qaata qoyska reer Faroole, una badan beesha Ciise maxamuud, Majeerteen,  ayaa iyaga oo reer Puntland marin habaabinaya waxay maanta warbaahinta ka sheegeen inay kacdoonka ay Garowe ka wadaan ay kula jiraan beesha Dhulbahante.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*