Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaarta oo soo bandhigay Qiimaayn ay ku sameeyeen Abaarta ka jirta dalka Soomaaliya iyagoo ku dhawaaqay Gobolada dalka ee ay Abaartu ka dilaacday. Gobolada dalka ee ay Macalushu ka dilaacday ayaa kala ah: Gobolka Sanaag Gobolka …

10th May 2025 admin
Shamsudiin Makawi oo deeq raashin ah ka qaybiyey Degmada Dhahar …

10th May 2025 admin
Bulshada reer Sanaag ayaa waxaa waqti dheer haystay hoggaan xummo taasina waa midda sababtay in dhulkii maanta laga dhigo dhul lagu muransanyahay oo aan ka jirin wax horumar ah. Hadaba wiil dhalinayara ah oo ka mid ah dadka deegaanka u …

10th May 2025 admin
Shalay HAG waxay haysteen siyaasigaii reer Sool, maantana sarkaalkii isla Beeshaas ka soo jeeda ayeey ku dhegan yihiin Maalmo ka hor magaalada Muqdisho waxa ka socday olole ka dhan ah nin dhalinyaro ah oo ka soo jeeday beesha Dhulbahante oo …