26th April 2024  admin  Category :

Bulshada reer Sanaag ayaa waxaa waqti dheer haystay hoggaan xummo taasina waa midda sababtay in dhulkii maanta laga dhigo dhul lagu muransanyahay oo aan ka jirin wax horumar ah. Hadaba wiil dhalinayara ah oo ka mid ah dadka deegaanka u dhashay ayaa markii uu arkay duruufaha ku xeeran deegaankaas ka hadlay sida uu wax u arko iyo waxa la gudboon bulshada Warsangeli.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*