26th July 2024  admin  Category :

Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaarta oo soo bandhigay  Qiimaayn ay ku sameeyeen Abaarta ka jirta dalka Soomaaliya iyagoo ku dhawaaqay Gobolada dalka ee ay Abaartu ka dilaacday.

Gobolada dalka ee ay Macalushu ka dilaacday ayaa kala ah:

  • Gobolka Sanaag
  • Gobolka Bari
  • Labo Degmo oo ka mid ah Gobolka Nugaal
  • Labo Degmo oo ka mid ah Gobolka Sool
  • Degmo ka mid ah Gobolka Mudug
  • Sadex Degmo oo ka mid ah Gobolka Sh. Hoose
  • Labo Degmo oo ka mid ah Gobolka Gedo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*