Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Quba joogta ka soo jeeda Sool iyo Sanaag , ayaa soo dhoweeyey Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne k/xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Camay,  oo  lagu hakiyay dhammaan howlihii doorashooyinka Xubnaha Aqalka hoose ee Barlamaanka federaalka ee ka soconayay magaaladda …

19th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Shiinaha. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Shiinaha gaar ahaan caasimadda ganacsiga waddankaasi ee Shanghai ayaa la kulmay masuuliyiin ka tirsan  …

19th October 2024  admin  

Warshada kalluunka Laasqoray ,Gobolka Sanaag Somalia, waxa lagu dhisay heshiis iskaashi oo dhexmaray dawlada JDS, iyo dawlada Midowga Soofiyeeti. Dhismaheeda iyo mashiinada lagu aasaasay oo aanay ku jirin laashashka iyo hubka kalluumaysiga waxa lagu qiyaasay kharajka ku baxay lacag dhan …

19th October 2024  admin  

Tobankii KM ee ugu horeeyey jidka ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo la dhamaystiray Dhismaha Mashruuca Waddada Ceeldaahir Ceerigaabo waxa uu u soconayaa si habsami ah. Waxa la dhammeeyey wejigii koowaad ee 10-kii KM ee ugu horreeyey waxaan wejigaasi kadhiman oo …