26th July 2024  admin  Category :

Culumadda  Hargaysa oo canbaaraysay   Dhalinyaradii dharka soo dhigtay oo isa soo qaawiyey oo sheeganayey  inay Dhar xayeesiinayaan . Iyaga oo dadka jecel aqoosiga Somaliland  u sheegayey in arintani o  ay sameenayaan ay tahay ilbaxnimo Somaliland u keeni doonta aqoonsi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*