26th July 2024  admin  Category :

Beeshii uu ka soo jeeday Axmed Godane oo mucaaraday  Dawladda Cusub.

Beesha Arab ee  Isaaq oo aan  hal maalin Beel ahaan  u canbaarayn ama umadda Soomaaliyeed ka raali gelin dhibkii, xasuuqii dilkii  uu Axmed Godane, oo ka soo jeeda beeshoda   ka gaystay Koonfurta Soomaaliya ayaa maanta qaab qabill u soo shir tegay iyaga oo   doonaya wasiir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*