26th July 2024  admin  Category :

Qarankii Soomaliyeed  maanta waxa  afduub u haystay waa 61 Xildhibaan ee  ka soo jeeda Koongur glbeed,  ooah kuwo  codkoodu kala harin oo uu had iyo jeer codkoodu  wada maro meel lid ku ah horu socodka Qaranka Soomaaliyeed  iyo kaabo Qabiilada ay ka amar qaataan. Xildhibaanada maanta Mooshinka abaabulaya oo Isbaaradai  dhigtay in wasiiradda cusub la anxixiyo   waa Xildhibaanadii Mooshinada ay lacagta ku qaataan ka keeni jiray Raisawasaarayaashii dalka soo maray Mooshinada ka keeni jiray

Xildhibaankan wasaaradda maaliyadda U doonaya waa Xildhibaanka baarlamaanka Soomaaliya ku fadhiya  umaddan  Soomaaliyeed ee dhibaataysan oo u baahan in dhibta laga saaro

https://youtu.be/tG5SeAaz0ig

https://youtu.be/U1dyvvW095g

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*