Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Ma jiraa Xildhibaan Aqalka sare ah , oo ka soo jeeda beesh Warsangeli oo ka imanaya Waqooyiga Soomaaliya? Ilaa hadda ma jiro Xildhibaan ka soo jeeda Beesha Warsangeli oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee ka imanaya Waqooyiga Soomaaliya. …

19th October 2024  admin  

State-ka Zhoushan ee Dalka Shiinaha oo Dawladda Puntland Ugu Deeqay Riigga Ceelasha Biyaha Qoda. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Shiinaha ayaa masuuliyiinta State-ka …

19th October 2024  admin  

Salaaddii Jimce xilligii ay joogtay ayaa doorasho la qabtay si musuqmaasaq loo sameey. Sheekh Cabdulqaadir Cumar oo u tartamayey Xildhibaan Soomaaliyeed,  ayaa maanta markuu salaadda Jimce u baxay  waxa la qabtay doorasho lagu soo saaray mid ka mid ah dhalaanka …

19th October 2024  admin  

  Nin iyo Xaaskiisa oo ka  wada mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya Kn: 48 dii saac ee ugu dambeeyey waxaa siyaabo kala duwan meelo kala duwan dalka loogu doortey lamaane is qaba oo ah nin iyo xaaskiisa, waxayna arrintani ka mid …