27th July 2024  admin  Category :

Beesha uu ka soo jeedo Daahir Amiin Jeesoow ma mar labaad ayeey Xildhibaan u soo doorteen.

Daahir Amiin jeesoow  oo ah xildhiban ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee Hawiye,  ayaa afartii sano ee  uu ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee  Soomaaliya wuxuu wqtigu kaga lumay Cuqdad iyo haddan koynay. Maantana baarlamaanka cusub dhaqankiisii hore iyo cuqdaddii uu tabarta u waayey   ayuu doonayaa inuu halkii ka sii waday. Kolay Xildhibaan Soomaaliyeed laguma sheegi karee ,  beesha uu xildhibaanka u yahay ma mooshin iyo cuqdad ayeey ugu  soo dirsadeen Baarlamaanka Soomaaliya inuu la dhex wareego.

https://youtu.be/sW0SpO6W_wE

Jeesoow, Jubbaland isaga oo cuqdadaysan oo qaylinaya oo tabar waayey  ayaa la dhisay

https://youtu.be/aUeWGDx__d0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*