27th July 2024  admin  Category :

Somaliland 200 kun ayaan ugu deeqnay, Sool , Sanaag iyo Cayna 100 kun oo doolar,ayaan ugu deeqnay. Hadaba su’aasha mudan in la waydiiyo Gudiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha Soomaaliya ayaa waxay tahay cidda ay u yaqaaniin Somaliland iyo  cidda ay u yaqaaniin Sool, Sanaag iyo Cayn.

Sidoo kale Guddiga heer Qaran ee abaarha ha u sheegeen,  Umadda Soomaaliyeed Cidda , shakhsiyaadka iyo madaxda ay ku aadiyeen lacagahan ay direen iyo in Siilaanyo cali Khaliif lagu aadiyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*