27th July 2024  admin  Category :

Siciid Cali Muuse,   Gobolkii Badhan oo markii aad sanadkii hore  sanaadiiqda diiwaan gelinta SNM keentay dagaalka ay dadku ku dhinteen ka dhacay     liiska hoose  kama muuqdee ma xiliga  duulaanka SNM  ay beesha  Warsangeli ku  soo qaadaan oo aad Ubaxa iyo caleemaha qoyan  u ruxaysaan  ayuu   gobolka Badhan uu gobol noqdaa . Bishii todobaad ee sanadkii hore dagaal uu sabab u ahaa diiwaangelintii aad hor boodayseen ,  ayaa waxa uu ka dhacay degaanka Bood oo 25 kim u jira degmada Dhahar oo ka mid ahayd degmooyinkii hore ee Soomaaliya. Iyaduna liiska hoose kuma jirto . Hadaba  maxaad ka soo doonteen Bood, Dhahar oo dadku ugu disheen dagaalkana uga   uga rideen, oo dadkii abaartu haysay aad u barakiciseen

 

Maalinta Isaaq wax wada  qaybsanayaan Gobol Badhan la yiraahdo ma jiro. Maalinta degaanada   Maakhir ay ku soo duulaan SNM  iyo marabbida ay carbisteen ee asalkoodu hore  ahaa reerMaakhir waxaad in badan WARBAAHINATA ka   maqashaa gobolka Badhan. Hadda ka bacdi haddad maqasho Gobolka Badhan, waa weerar iyo dulaan ku soo socda degaanada Maakhir oo kaga imanaya dhinaca  maamulka Somaliland ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin

https://youtu.be/IThR1kB_B2c

IMG_9008

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*