Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

  Mid ka mid ah 11 Xildhibaan ee la laalay oo caawa Shaahado Xildhibaan la siiyey Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qaadacay go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka  ee ay ku laaleen labo ka mid ah kuraastii lagu doortay magaalada Jowhar, …

18th October 2024  admin  

Yaa ku taageeraya in Dirta Waqooyi sadbursi ka helaan waqooyiga Soomaaliya. Kooxdan diidan in Harti waqooyi  kurasta aqalka sare ka helaan kuraasta  waqooyiga Soomaliya, Wxay isugu jiraan Qaswadayaal, Damuljadiid, calooshood u shaqaystayaal caalami ah , argagixiso, USC iyo Kooxda Jawaari …

18th October 2024  admin  

 Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ansixiyey Xildhibaanada Aqalka Sare iyo kuwa Aqalka Hoose ee Puntland U Metelaya Baarlamaanka Soomaaliya. December 13, 2016 – Written by Suldaan Samawade Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  maanta 13 December 2016 xildhibaanada …

18th October 2024  admin  

Boqorka Beelaha Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa booqday Jidka barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo. Wafdiga boqorka ayaa waxa ka mid ahaa Suldaan Maxamed Suldaan cabdulaahi Cartan, Suldaan Axmed Bashiirm ganacsade Mujaahid cali Ceelaayo iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland …