27th July 2024  admin  Category :

Beesha Agoonyar Gaabane ee Abgaal oo iyaguna  sheegtay in  Wasiir iyo Taliyaal Ciidan loo magcaabao sida beelaha kale Abgaal.

Odayaasha Agoonyar ee Abgaal, waxay sheegeen in madaxweyne Farmaajo uu  lix bilood uu  kula noolaa  Villa Soomaaliya. Iyaga oo ka waada waqtigii uu R’aisawasaaraha  u ahaa madaxwyne Shariif oo ka soo jeeda beeshooda Agoonyar, Abgaal. Siddii Qaran Soomaaliyeed lagu heli lahaa  waa  adag tahay inta Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ay  afduubka u haystaan Koox sidan u fekeraysaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*