Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Cali Khaliif iyo kooxdii uu duufsaday oo diyaarad u qaatay dalka   Itoobiya si ay dagaal oogayasha SNM halkaa ugala kulmaan. https://youtu.be/N7a4eeq-zh8…

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Sidiiran loogu Soo Dhoweeyey Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa maanta gelinkuu danbe 15 December  2016   gaarey caasimada Dalka soomaaliya ee …

18th October 2024  admin  

Gaashaanle dhexe  Jaamac Saxardiid oo Boosaso lagu dhaawacay Waxaa goor dhawayd koox hubaysani ay dhaawac ugu geysteen  Magaalada Bosaaso taliye ku-xigeenkii Booliska Puntland gaashanle dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi, Dhaawaca taliye ku-xigeenka oo culus ayey wararku sheegayaan inay toogteen rag bistoollad …

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Hadlay Heerka ay Marayso  Abaarta Ka Jirta Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 Dec, 2016 shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa oo ku yaalla Madaxtooyada Garoowe wuxuuna si faahfaahsan uga …