Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Sidii loo yidhi “Ciidamo Puntland ka yimid ayaa Muqdisho lagu tababarayaa Weeraradii Muqdisho ee saldhigyada Ciidamadu waa bateen Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta barqadii ka dhacay Warshadii nacnaca oo ku taal degmada Wadajir, …

10th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo Oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta la kulmo Madaxda ugu Sareeyso Wadanka Imaaraadka. Madaxweynaha ayaa la …

10th May 2025 admin
Warkii ay akhrinaysay ayeey ka dhex aragtay Dhimashadii Ninkeeda Brave Supreet Kaur, OO 28 jir ah , ayaa warka madaxdiisa waxay ka akhrinaysay maalintii sabtida Telafishanka IBC24 channel ee Bariga dalka Hindiya Weriyihii u soo Waramayey ayaa ka waramay shil …

10th May 2025 admin
Caydiid ayaa xilka u magcaabay 21 sano ka hor maanta ayaa laga qaaday Wuxuu ahaa agaasimaha ugu waqtiga dheer dawladda federaalka, maanta ayaana kama dambeys xilkii laga qaaday kadib waraaq kasoo baxday xafiiska wasiirka cusub ee warfaafinta. Cabdirisaaq Cali …