26th July 2024  admin  Category :

  • Warkii ay akhrinaysay ayeey ka dhex  aragtay Dhimashadii Ninkeeda

Brave Supreet Kaur, OO 28 jir ah , ayaa warka madaxdiisa waxay ka akhrinaysay maalintii sabtida Telafishanka IBC24 channel ee Bariga dalka Hindiya
Weriyihii u soo Waramayey ayaa ka waramay shil dhacay oo ay sadex qof ku dhinteen.
Supreet Kaur, ayaa markii sawiradii lagu soo bandhigay warka aragtat iyo jidkii uu shilku ka dhacay,  waxay markiiba ogaatay in dadka dhintay uu ka mid ahaa Ninkeedii. Laakiinse iyada oo geesinimo muujinaysa ayeey wrkii halkii ka sii waday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*