Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th September 2024  admin  

Maamul goboleed kasta sadex Kursi ayaa loogu daray. Waqooyina Fiqi shini ayaa lagu xusay in Xildhibaan laga siiyo, sadexda Kursi ee loogy daray  …

7th September 2024  admin  

Korncharoon Roekchai, oo 48 jir ah. kana soo jeeda dalka Thailand ayaa markii uu furay Mashiinkiisii oo dharka ku dhaqan jiraym wuxuu ku  dhex arkay Mas dhererkiisu yahay 12ft https://youtu.be/nVz74qOyWmI…

7th September 2024  admin  

RoobabKii Da’ay Buuralayda Gobolka Sanaag oo Xoolo Farabadan laayey. Wararka ayaa sheegaya in Roobab xoogan ay ka da’een deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sanaag, roobabkaasi oo sababay dhimashada xoolo badan oo ku sugnaa duleedka degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.…

7th September 2024  admin  

WARAYSI/SIYAASI CAWAD AXMED CASHARE AYAA GOLAHA1960 SIIYEY WARAYSI UU KAGA HADLAY DOORASHADA IYO KURAASTA LAGU MURANSAN YAHAY http://www.golaha1960.com/waraysi/waraysisiyaasi-cawad-axmed-cashare-ayaa-golaha1960-siiyey-waraysi-uu-kaga-hadlay-doorashada-iyo-kuraasta-lagu-muransan-yahay/…