29th March 2024  admin  Category :

Ilaa inta aanu Gaari Toyota Corolla ah oo aan  Baydhabo ka qaadano     ku tagayno   Muqdisho   Dawladnimo ma jirto

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Sakiin  ayaa o Soodhoweyntii Madaxweyne Farmaajo ee Baydhabo khudbadan ka jeediyey  “Dadkaan baahida ay maanta qabaan ee ugu daran waa dowladnimo, waxay dowlanimadaasi dareemi karaan markii Gaari karoolla ah intey wax ku qaataan ay tagi karaan Xamar, haddii gaari Karoolla ah intey wax ku qaataan ay tagi waayaan Xamar dadkaan dowladnimada shaki badan bay ka qabaan. Toyota Corolla wuxuu ka mid yahay gawaarida ugu yar yar ee dalka Jabaanku sameeyo. Wuxuuna qaadaa shan qof oo qura  . Madaxweynaha Koonfur galbeed wuxuu xasuustaa maalmihii uu qaadka ka qaadi jiray Baydhabo ilaa Muqdisho oo la saari jiray gaariga Toyota Corolla ama Cressida. Nin walba Dawladnimada si gooniya ayuu u yaqaanaa.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*