Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th July 2024  admin  

  Imaaraadka iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Madaxweynaha soo socda  ee Soomaaliya. Dawladda Imaaraadka iyo Soomaalida intooda  badan ayaa waxay doonayaan  in madaxweynaha soo socdaa uu noqdo Cumar Cabdirashiid cali Sharmaarke. Halka Itoobiya suuqa Bakaaraha, madaxweynaha Puntland  iyo Mooryaantu  …

27th July 2024  admin  

Labo Askari oo ku dhaawacmay Dagaalkii ka dhacay Deegaanada Degmada Qandalla oo Bosaaso Lasoo Gaarsiiyey Labo Askari oo kusoo dhaawacmay dagaalkii Dawlada Puntland iyo Kooxda Daacish ku dhexmatay deegaanada Degmada Qandalla ayaa Goordhowayd Magaalada Bosaaso Lasoo gaarsiiyey. Labadan Askari ee …

27th July 2024  admin  

Guri ay iyagu leeyihiin ayeey Galeen oo gudaha ka soo  xirteen , guddi iyaga ahna waa  iska dhex xuleen , Gudoomiye iyagana ahna way iska dhex doorteen  , Gudoomiye hore oo Baarlamaana waa ugu hiiliyey caddalad daradan . Xaqdaraddi ay …

27th July 2024  admin  

Garoonkii 25 sano la sugayey in Diyaarado  ka soo degtaan,  ayaa hadda Xoolihii inay daaqaan loo fasaxay   ka dib markii la waayey diyaarad  Burco soo caga dhigata …