26th March 2024  admin  Category :

Guri ay iyagu leeyihiin ayeey Galeen oo gudaha ka soo  xirteen , guddi iyaga ahna waa  iska dhex xuleen , Gudoomiye iyagana ahna way iska dhex doorteen  , Gudoomiye hore oo Baarlamaana waa ugu hiiliyey caddalad daradan . Xaqdaraddi ay horay ugu hayeen gobolada Sool iyo Sanaag mid ka daran ayeey la yimaadeen. Guud ahaan umadda  Soomaaliyeed  ha ogaadeen  waxa Muqdisho ka socdaa inaanay doorasho ahayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*