28th March 2024  admin  Category :

 

Imaaraadka iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Madaxweynaha soo socda  ee Soomaaliya.

Dawladda Imaaraadka iyo Soomaalida intooda  badan ayaa waxay doonayaan  in madaxweynaha soo socdaa uu noqdo Cumar Cabdirashiid cali Sharmaarke. Halka Itoobiya suuqa Bakaaraha, madaxweynaha Puntland  iyo Mooryaantu  ay iyagu doonayaan in masdaxweynaha soo socda uu noqdo saaxiibkood Xasan Culusoow.

Imaaraadku wuxuu xooga saaraysaa sidii ay Somalia uheli lahayd hogaan cusub halka Ethiopia ay ku dhagan tahay soo noqoshada Culusoow .Hadaba wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Raysulwasaaraha Ethiopia ayaa maalinimadii Jumcaha magaalada Abu Dhabi kula kulmay Raysulwasaare kuxigeenka Imaaradka ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheekh Mansuur bin Zayed Al Nahyan.
dubai1
Wafdiga Raysulwasaare Hailemariam ayaa waxaa kamid ah wasiirka arimaha dibada,wasiirka Difaaca iyo masuuliyiin kale.Ethiopia waxay sheegtay in Imaaradka iska afkarteen dhamaan qodobadii ay isla soo qaadeen oo arimaha gobolku qay ka ahayd.Lama oga in arintii ay isku hayeen ee musharixiinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*