26th July 2024  admin  Category :

Wasiir ka soo jeeday beesha Dhulbahante , oo u shaqaynayey maamulka beesha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM. ayaa shaqadiisii xalay laga qaaday.,  ka dib markii uu shaqada ka eryey Agaasime ka soo jeeday beesha   Isaaq ah oo ka amar qaadan waayey.

Baashe Cali Jaamac hadalkan uu muuqaalka hoose ku sheegay ayaa  shaqadii uu ka   hayey maamulka SNM uu ku waayey. Baashe oo ku magcawnaa wasiirka Biyaha ayaa xalay saqdii dhexe shaqada laga qaaday, Waxaana lagu bedelay  mid kale oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo ayna ceebta magac xumada bahdilka  iyo dheg xumadu ayna karayn

https://youtu.be/sUDc04A6ZrY

Bashe cali Jaamac waxa loogu jawaabay hoos ka daawo. Isaga oo lagu jees jeesayo ayaa la yiri ‘ Xalay ayaan ka wada hadalnay in shaqada ka qaado

https://youtu.be/Qt71c8ZeZHw

Markaan arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka beelaha Isaaq

Markaan Tixgeliyey:Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha beesha Isaaq.

Markaan Ku Qancay taladdii Odayaashii beesha  Isaaq.  Anigoo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxaan  digreeto

madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XERM/249-4377/122016uu caawa xilka qaadis ugu sameeyey Wassirkii Faqashta  ahaa ee guuxiisa ka dheereeyey Bashe Cali Jaamac

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*