Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo oo caawa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa Turkiga. Booqashada Madaxweynaha ayaa …

10th May 2025 admin
“Muqdisho Ciidamada jooga Ciidamo ahaan in Soomaaliya loo dhiso oo mooshin laga keenay Daahir Amiin Jeesoow oo ay weheliyaan Xildhibaano ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa Mooshin ka keenay in la sameeyo Ciidamo isku dhaf ah oo ka soo wada …

10th May 2025 admin
Gacan yarayaashii xasan Culusoow oo lasoo baxay ‘carab dalab leh” Waxaa maalmihii lasoo dhaafay hadalo xanaf leh saxaafada siinayay qaar ka mid ah wasiiradii dhawaan xilka baneeyey ee dawladdii Xasan Culuoow Waxaa ugu dambeeyey wasiirkii amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo …

10th May 2025 admin
Madaxweynihii Tarjumaanka Noqday Golayaasha maamulka Khaatumo ayaa laga waayay hal qof oo ku hadla luuqada Ingiriiska xili ay magaalada Buuhoodle uu ku sugnaa wafti heer caalami ah, kuwaaS oo ka socday haya’ddo gargaar ah oo caawinayay dadka uu soo riday …