29th March 2024  admin  Category :

“Muqdisho Ciidamada jooga Ciidamo ahaan in  Soomaaliya loo dhiso oo mooshin laga keenay

Daahir Amiin Jeesoow oo ay weheliyaan Xildhibaano ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa Mooshin ka keenay in la sameeyo  Ciidamo isku dhaf ah oo ka soo wada jeeda Gobolada Soomaliya oo dhowaan madaxda Soomaaliyeed ke heshiiyeen.

Daahir Amiin Jeesoow iyo Xildhibaanada la socda,  ayaa ku doodaya in Ciidamada Muqdisha jooga oo halka Beel ka soo wada inay yihiin Ciidan Qaran. Sidaas awgeedna aan loo baahnayn in Ciidan Soomaaliyeed oo gobolada laga keenay in la sameyo oo Muqdisho la keeno

Ujeedada mooshinka waxa weeye, in wax kasta oo wiiqaya awooda ciidamada Muqdiaga jooga in la sameeyo

Xildhibaanada beelaha Hawiye waxay canbaareeyeen  war murtiyeedkii ka soo baxay todobaadkii hore shirkii Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee in la dhiso 18-kun oo askari, oo min 3,000 askari looga keenayo maamul goboleedyada.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*