Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Waajibaadyadii la meel mariyey XAFIISKA RA’IISULWASAARAHA 2015 – 20216, waxa ay ahaayeen sanado la qabtay lana hir-geliyey hawlo aad muhiim u ah saameyn dheerna ku yeeshay dib u hanashada xasiloonida Dalka, Dawlad-wanaaga, DImoqraadiyadda, iyo horumarinta Dalka Dhan walba. Waa sanado …

19th September 2024  admin  

Bulshaddi Gobolka Sanaag ee abaarty saamaysay ayaa  u hayaamay Bari iyo Nugaal https://www.facebook.com/daauudgiirow1/videos/10207332039811807/   …

19th September 2024  admin  

Afar sano ka hor lixdaa Qodob ayaa Xasan Culusoow umadda Soomaaliyeed u sheegay inuu waxka qabanayo, Hal qodob oo ka mid ah wax kama qaban Hoos ka akhriso Balanqaadkii Xasan Culusoow .Hurdo Ninkeeda dhamaystira …

19th September 2024  admin  

Bulshada Gobolka Sanaag,  guud ahaan meel kasta ha joogeen  waa dulman yihiin. Waxa jira Dugsiyo ku yaal gobolka Sanaag oo lacag ka qaata Hargaysa. Garowe iyo Qurba joogta . Hadana caruurtii dan yarta ahayd  ka qaada  lacag aan cagliga gelin …