26th July 2024  admin  Category :

Farmaajo oo xil kale u magcaabay Beeshii Xasan Culusoow .  Beesha Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Culusoow , oo dhowaan beeshiisa  loo magcaabay  maareeyayaasha Dekeddda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa loogu daray maareeyaha Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle).

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu shaaciyay in Yuusuf Jaalle si rasmi ah loogu magacaabay xilka Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada, iyadoo xilka laga qaaday Mr. C/waaxid Sheekh Cumar oo xilkan hayay.

https://allsanaag.com/hag-land/

 

Xilalka beesha Hawiye ay ku sugayaan Madaxweyne Farmaajo hadduu doonayo inuu Muqdisho ku sii shaqeeyo. Waa xilalakii Sheekh Shariif iyo Culusoow horay u magcaabeen. 

Madaxweyne Shariif Shiikh Axmad waa Abgaal
2-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dhagax Abgaal3- Daahir Cumar Caraale Agaasimaha Bankiga dhexe Abgaal
4-Mareeyaha Dekada Muqdisho Sayid Ali Malin Abdulle Abgaal

5-Agaasime Ku xigeenka Hay’ada Nabadsugida Col Xassan, Abgaal

6-Gudoomiyaha Gobalka Shabeelada Dhexe Abdi jiinow,i Abgaal

7-Agaasimaha Raadiya Muqdisho and TV Abdi Raxiin Ciise Cadow Abgaal.
9- Agaasimaha VIP Airpor-ka Muqdisho, Abuukar Weheliye Abgal

10-la taliyaha Madaxweynaha Qadiija Cosoble Abgaal

11-Xariiriyaha CIA ama sirdoonka Mareeykanka Xafiiska Madaxweynaha Madiina Caamir Abgaal
12-Madaxa Nadaafada iyo Bilic Soo celinta Magaalada Muqdisho Jawaahir Barqab Abgal.
13- U qeybsanaha Ahlusana Xafiiska Madaxweynah Shekh Abdulqaadir Somow Abgal
14-Safiirka Germany Tifow ABGAAL

15-Qunsulka Jabuuti Hiraabe, Abgal

16-Madaxa Caafimaadka iyo xiriirka Hey’adaha Cismaan Dheere Abgaal
17-Xiriiriyaha Qurba joogta Xafiiska Madaxweynaha Sheekh Axmed Caato, Abgaal

18-Agaasimaha Qalabeeynta xafiisyada Dowlada Gureey Xaaji, Abgaal.

19-xiriiryaha deeqaha Turkiga iyo Madaxtooyada,Cabdulaahi macalin Muqtaar, Abgaal, .

. C/Samad Macallim Maxamuud (Ceyr, H/Gidir) – Wasiirka Arrimaha Gudaha
2. Xersi Aadan Rooble (Saruur H/Gidir) – Wasiirka Beeraha
3. Abuukar Maxamed Barre (Sacad H/Gidir) – W/Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada
4. Xasan Jimcaale (Duduble, H/Gidir) – W/Dowlaha Wasaaradda Dastuurka
5. Max’ed Macallim Nuur (Saleebaan, H/Gidir) – W/Dowlaha Gaashaandhigga
6. Axmed Fiqi (Sacad, H/Gidir) – Taliyaha ciidamada Nabad sugidda
7. Cabdi Xaaji (Sacad, H/Gidir) – La taliyaha Madaxweynaha
8. Jan. Subxaanyo (Ceyr, H/Gidir) – La taliyaha Madaxweynaha
9. Bashiir Max’ed Jaamac (Ceyr, H/Gidir) – A/guud W/arrimaha gudaha iyo amniga
10. Bahlaawi (Sacad, H/Gidir) – Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta
11. Col. Maalin (Saruur, H/Gidir) – Taliyaha Booliska G/Banaadir
12. Khaliif Axmed Ereg (Sacad, H/Gidir) – Taliyaha Nabad sugidda G/Banaadir
13. Cali Gaab (Saleebaan, H/Gidir) – Taliyaha Taraafikada
14. Burhan (Sacad, H/Gidir) – Taliyaha Nabad sugidda Airoporka
15. Ali Salaad (Sacad, H/Gidir) – K/X Maareeyaha Dekedda Muqdisho
16. Axmed Qoorqoor (Saleebaan, H/Gidir) – K/X Maareeyaha Dekedda Muqdisho
17. Cali Macallim (Saleebaan, H/Gidir) – Agaasimaha canshuurta Dekedda Muqdisho
18. Warsame (Habargidir) – K/X Guddoomiyaha G/Banaadir
19. Axmed Xeef (Sacad, H/Gidir) – Qandaraaslaha dhismayaasha CID-da
20. Ubah Tahliil (Sacad, H/Gidir) – Qandaraasle AMISOM
21 Maxamed Deelaaf (Ceyr, H/Gidir) – Qandaraasle Dekedda Muqdisho
22. Abshir Bukhaari (Saleebaan, H/Gidir) – Agaasimaha madaxtooyada
23. Kamaal (Saleebaan, H/Gidir) – Agaasimaha xafiiska R/Wasaaraha
24. C/Kariim (Sacad, H/Gidir) – Xogheynta gaarka ah ee Madaxweynaha
25. Deeqa Cabdulqaadir (H/Gidir) – Guddoomiyaha degmada Wardhiigley
26. Gardhuub (Saleebaan, H/Gidir) – Guddoomiyaha deg. Xamarweyne
27. Dhabaneey (Saleebaan, H/Gidir) – Guddoomiyaha deg. Hodon
28. Guddoomiyaha Degmada X/Jajab (Ceyr, H/Gidir) -……

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*