26th July 2024  admin  Category :

Daawo siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya macno darada ay ka doodayaan halka umaddii ay magacooda ku joogeen baarlamaanka  Soomaaliya  ay haraad iyo gaajo ugu dhimanayaan wadooyinka . Daawo hooyo Soomaaliyeed oo todoba caruur ah oo ay dhashay mid mid u aastay iyada oo magacyadooda sheegaysa Maxamed, Mustaf, Aamina, salo, Abdi iyo  Hidda. Afar Wiil iyo sadex gabdhood oo ay dhashay ayeey jidka dhinacyadiisa ku wada aastay.

https://youtu.be/2VwR2u4d-no

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*