Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Xarunta baarlamaanka Soomaaliya Kooxda Shariif Sakiin Gurigii ay gudoomiyaha ka ahaayeen waa sidan. Dal ma lagu aamni karaa 17 sano, gurigan waxa ka talinayey oo Gudoomiyaal ka ahaa  siyaasiyiin ka soo jeeda beesha   Raxanweyn oo Shariif Sakiin ka mid yahay. …

19th September 2024  admin  

Reer Puntland Muqdisho kama heesayaan, kamana talinayaan Ururka Xag jirka ah ee Hawiye Action Group ee Soomaaliya ka degi la’adahay ,  ayaa  qabiil ahaan uga hor istaagay in fanaan ka soo jeeda Puntland uu caawa ka heeso magaalada Muqdisho, oo …

19th September 2024  admin  

Boqorka Beelaha Soomaaliyeed oo baaq u diray  umadda Soomaaliyeed …

19th September 2024  admin  

Taliye ku xigeenkii Maleeshiyaadka Villa Wardhiigley ilaalisa, oo ah hoyga Xasan Culusoow uu  ka degan yahay magaalada Muqdisho,  ayaa maanta halkaa lagu dhex  dilay. Dhowaan ayey ahayd markii Cunto kariyihii Villa Wardhiigleey loo doortay Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, …