29th March 2024  admin  Category :

Dhagayso_ Gud. degmada Badhan mudane C_risaaq oo waraysi Golaha1960 uu siiyey uga hadlay Mashaariicda Horumarinta ee ay dawladda Puntland ka wado gobolka & Abaartii jirtay _

Waraysigan uu Maayarku siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu aad ugaga hadlay Abaarta baahsan ee ka jirta Somaliya iyo Roobabka ka bilowday gobolada somaliya qaarkood .Sidoo kale Mayarka magaalada Badhan ee magaala madaxda Gobolka Sanaag Mudane C/risaaq Axmed Cise wuxuu wuxuu aad uGu dheeraaday wax ka qabadka dhabta ee dowladda Puntland ,Shacabka ,quba joogata iyo ha’adaha kaleba ka geysteen Guud ahaan Gobolada Puntland .

Sidoo kale Wuxuu ka waramay Mashaariicda horumarineed ee kala duwan Dowladda Puntland ka wado Gobolka sanaag, Sida Caafimaadka ,Nalaynta Magaalooyinka Wadooyinka,biyaha(sida Ceelasha) iyo mashaariic kale oo badan oo ka socoya Gobolka Sanaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*