27th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo yaa u sii raacay safarkii uu ku aaday  Dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo, safarkii uu ku aaday dhowaan Dalka Turkiga  oo mashaariic  ka wada  Magaalada Muqdisho waxa ku weheliyey.

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya  Yuusuf Garaad,  oo ka soo jeeda Beesha irirsamaale

Wasiirka Amniga Soomaaliya   Maxamed Abukar Islow,  oo ka soo jeeda beesha Irirsamaale

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo ka soo jeeda beesha Irirsamaale

Wasiirka beeraha Soomaaliya  Siciid Xuseem Ciid ka soo jeeda beesha Sahanaad

Wasiiru,l dawlaha madaxtooyada Cabdulqaadir Macalin Nuu,r oo ka soo jeeda Beesha Irirsamaale

Gudoomiyaha GUddiga difaaca Barlamaanka Soomaaliya  Xuseen Carab Ciise,  ka soo jeeda Beesha Irirsamaale

La taliyaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Yuusuf Caynte, ka soo jeeda Beesha Irirsamaal

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*