26th July 2024  admin  Category :

Beelaha Muqdisho oo Codsaday in labada Xil ee labada wiil oo Walaaluhu hayaan beelaha kale ee Hawiye xilalkan  mid la siiyo.

khaliif1

Labada Wiil uu dhalay Macalinkii  hore ee beelaha Mudulood Macalin nuur Maxamed Siyaad, oo ay labadiisa wiil ka  hayaan xilalkan dawladda Soomaliya, ayaa hadda mid ka mid ah labadan wiil  xilka laga qaadayaa si  Beelaha kale ee  Caasimadda Soomaaliya afduubka ku haysta iyaga  oo lagu raali gelinayo, ayaa dhowaan xilkan loo magcaabi doonaa

C/llaahi Macalin Nuur, Taliyihii Saadka iyo gaadiidka  ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif C/qaadir Macalin Nuur.

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*