Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Michael Keating Oo Warsaxaafadeedkiisii Gaalkacyo Ku Sheegay Magaalo Ay Isku Haystaan Laba Maamul (disputed city) Marka arrimaha caalamigaa laga hadlayo hal eray ayaa micno wayn yeesha. Hadaba warsaxaafadeed uu soo saaray ergayga gaarkaa ee qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya u …

19th September 2024  admin  

Gudiga Qaban Qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo shaaciyey Xiliga ay dhacayso Doorashadu. Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Baarlamaanka golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen ayaa shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Afhayeenka Baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa. Guddiga waxaa ay sheegeen …

19th September 2024  admin  

Daawo Sheekh Shariif oo ka sheekaynaya fashilka xasan Culusow iyo musuqmasaqa uu ku kacay …

19th September 2024  admin  

Caasha Axmed Cabdale iyo beesha  Isaaq oo ku wada tartamaya Xildhibaankii Aqalka sare ee gobolka Sanaag Dhowaan markii madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo  Wasiirada federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag ay ku dhawaaqeen inay hadda wixii …