26th July 2024  admin  Category :

Daawo  Xildhibaakani ma ka mid noqon karaa Guddiga anshaxa Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya.

Muusi Suudi Yalaxoow, oo ka soo jeeda Beesha Abgaal, Hawiye,  oo horay u  lahaan jiray Isbaaraddii ugu dakhliga badnayd magaalada Muqdisho, dhowaana beeshiisu u soo  dooratay inuu ka mid noqdo A qalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya . Maantana si khaldan loogu doortay Guddiga anshaxa baarlamaanka Soomaaliya ayaa khudbadiisii ugu horeeyey dhaqan xumaddiisii hore la yimid oo aan weli ka daahirin Mooryaanimadiisii

https://youtu.be/IktUiLaVhww

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*