Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Warsangeli iyo nimankan soo duulay  Buurta Calmadow ma ku wada noolaan doonaan . Dhgegayso nimanka Koonfur ka yimid oo taageerada ka hela beesha  Isaaq oo  sheegtay inay  xoog ku haystaan buurta Calmadow,  oo ku faanaya dumarkii uurka lahaa oo  maanta …

14th May 2025  admin  

Todoba sano Daraawiishta Puntland waxay  ku daba joogaan  Alshabaab, welina Af urur ayaa la soo weerayaa  . Haddii uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu taageeray fashilkii iyo mashruucii ahaa Draawiishta Puntland ayaa ku daba joogta Alshabab weli dilka waa …

14th May 2025  admin  

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya , waxa caawa ku sugan wariyaal Caalamii ah oo ka shaqeeya wakaaladaha  aduunka wararkooda tebisa  kuwooda loogu akhriska iyo daawashada badan yahay oo halkaa u jooga inay wax ka ogaadaan dawladda Cusub ee Soomaaliya. Saaka …

14th May 2025  admin  

Gaashaanle dhexe  Sagal,  Gashaanle dhexe  Tusbaxle, Gashaanle dhexe Warsame Muuse Axmed ,  Gaashaanle Cabdi Biriq, Gaashaanle  Saxane , Gaashanle Shire,  Dhamme Ina Awsiciid iyo 67 Askari ayaa maanta si  gaadmo loogu dilay buurta Calmadow. 42 waa Dhaawac.  Dumar sooman oo …