Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Kooxdii Xassan Culusoow Oo Xalay Faroole Casho u sameeyay Xili Shacab badan Shalay la Xasuuqay. Kooxda uu Hogaamiyo Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaaday Xassan Culusow oo uu  horkacayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Boorsaani ayaa Casho sharaf u qabtay Madaxweynihii hore ee Puntland Senator …

20th September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Puntland  oo ka hadlay Xildhibaanadii laga dhacay Harti waqooyi Hoos ka daawo Shirk jir’aaid Madaxweyne ku xigeenka Puntland Inj Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey …

20th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo daahfuray gargaarka loo fidinaayo dadka abaartu saamaysay ee ku soo hayaamay degaanada gobolada Bari iyo Karkaar. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 January 2017 magaalada xiriiro ee gobolaka bari ka daahfuray …

20th September 2024  admin  

Waxaan idiin ku bushaaraynayaa in habeen walba aan  idiin sheegi doona inta Diyaaradood ee ina dulmartay maalintaas Maamuklka SNM, oo markiisii horena waali lagu sameeyey, intuu jirayna waali ku shaqeenayey ayaa maantana sheegay Waali kale. Maamulka Beelaha Isaaq ku midaysan …