26th July 2024  admin  Category :

20 ka mid ah  Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha kala duwan ee Jubbaland ayaa waxa uu tababar oga furmey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Waxaa Siminaarka furey wasiirka maaliyadda Jubbaland Cabdirishiid Jirre, waxaana soo agaasimey guddiga shaqaalaha rayidka ah ee Jubbaland.

Tababarka ayaa waxa uu ka furmey machadka barashada culuumka maamulka iyo maareynta ee Kenya. Sida sawirka ka muuqda Jubbaland ma laha hal agaasime oo dumar ah

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*