Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Raisal Wasaaraha Soomaaliya ahna Murashaxa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta Qado sharaf u sameeyay Isimo & Waxgarad kasoo jeeda Puntland & Jubaland Raisal Wasaaraha Jamhuuradda F. Soomaaliya ahna Murashaxa Xilka Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa Maanta Qado sharaf u sameeyay Isimo …

20th September 2024  admin  

Adeer labada Sumuni hal Shilin noga dhig. Bulshada Soomaaliyeed inteeda aan aqoon Sumini. Suminigu waa Nus Shilin. Labo Sumuni ayaa hal shilin isku noqda Bishii Octoober 21 keeda 1969, dalka Soomaaliya waxa ka curtay Kacaan uu hogaaminayey Allah ha u …

20th September 2024  admin  

Madaxda Sarsare ee Kooxaha Aaran-Jaan iyo Damujadiid oo maalmahan kulamo ku lahaa Magaalada Muqdisho ayaa Kulamadoodii soo afmeeray,iyagoona heshiis hoosaadyo kulamadaasi ku gallay. Labadan Kooxood oo kooxina ay Madaxtooyada Magaalada Garoowe ay mudo shan Sano ka ariminayeen ayaa kulamo isdaba …

20th September 2024  admin  

Musharax Sheekh Shariif oo mugdi geliyey midnimadii dalka Soomaaliya!! XOG: Musharax Sheekh Shariif oo mugdi geliyey Xalay midnimadii dalka Soomaaliya!! Madaxweynihii hore ee DFKG ahayd ee Soomaaliya iminkana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha JFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa …