27th July 2024  admin  Category :

Gaas muxuu balanta dheer  ugu qabtay Xildhibaanada reer Maakhir,  haddii uu ogaa inuu maanta u khudbadeenayo oo sacabka ugu badan ay u  tumayaan, Dhowaan ayeey hayd markii xildhibaada Baarlamaanka Puntland ee ka soo jeeda Maakhir ay ka codsadeen madaxweynaha Puntland Cabdiweli  Gaas inay la kulmaan . Hase ahaatee madaxweyne Gaas ayaa u qabtay balan dheer oo dhowr iyo tobon casho ah inuu ku  arkayo. “Maanta waa wada joogeen Mdaxweyne gaas iyo Xildhibaanadii balanta dheer loo dhigay  malaha Guulwadayntu balan ma laha”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*