16th April 2024  admin  Category :

Qabiilkee ka soo jeeday hogaamiyihii dadqalatooyinka?

Mid ka mid ah Saraakiisha ugu caansan mjaamulka Puntland, oo ka soo jeeda gobolka sanaag, ayaa sheegay in hogaamiyihii hogaaminayey  Dadqalatooyinkii soo weeraray  degaanada Af urur ee gobolka Bari uu ka soo jeeday beesha Habaar jeclo, Isaaq.

Waxa kale oo sooo kordhay in Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee ka soo jeeda Beesha Warsangeli, markii ay arkeen ama maqleen  abaabulka ka socda dal iyo dibad ee alshabaabka looga saarayo buurahaCalmadow in maalintii shalay   warqada u qoreen madaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas , ay ku leeyihiin waxaan doonaynaa inaan ku aragano. Madaxweynaha Puntland ayaa maanta u soo jawaabay Xildhibanadii Warsangeli ee metalayey gobolada Sanaag iyo Hatland. Wuxuuna ku yri ” Bacda Ciid  بعد العيد  ayaan is arkaynaa”!.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*