26th April 2024  admin  Category :

Dagaalka Dawladda Soomaaliya iyo asxaabtoodu ay kula jiraan Alshbaabka Koonfurta Soomaaliya, oo hadda sida muuqata argagixisada looga itaal roonaaday oo ay naf la caari yihiin ayaa waxa laga cabsi qabaa in firxadkoodu ay soo galaan degaanada Puntland oo haba yaraatee uuna dagaalka alshabaab lagula dagaalamayaa uuna ka socon.

Intii uu bilaabmay dagaalka dawladda Soomaaliyeed ay kula jirto argagixisada ku sugan koonnfurta Soomaaliya waxa degaanaga Puntland lagu qabtay gawaari qaraxyo wada, dad doonaya inay xasuuq sameeyaan duulaan lagu soo qaaday. Intaas oo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*