Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo waramayaa ineey ka hirgelineeyso mashruuc biyo xireen dalka Soomaaliya, gaar ahaana, magaalada Hargeeysa. Mashruucan laga hirgellinayo Hargeeysa ayaa qeeyb ka ah barnaamij ay hurmuud ka tahay dawaladda Imaaraadka oo loogu magac daray sanadkii wax …

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku leeyahay magaalada Muqdisho safiirka wadanka ingiriiska u qaabilsan arrimaha …

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kula Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. April 14, 2017 – Written by Sulda Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda muqdisho gaar ahaan …

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wefti Balaandhan Uu Hogaaminayo oo  Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 13 April 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada …