Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Guddiga Jaalliyadda Puntland ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ayaa waxay kulan tacsiyeed iskugu yimaadeen taas oo ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelada dadkoodii lagu xasuuqay Dagaalkii waxshinimada ahaa ee Argigixisada Shabaabku ka geysteen 8- June, 2017 tuulada …

27th September 2024  admin  

Baaq Jaaliyadda Edmonton Puntland Alberta Ka : Jaaaliyada Puntland Edmonton Alberta Ku: dhammaan Ehaladii dhibaatado dhimashadda, Dhaawaca iyo Barakicinta Tuuladda Af -Uruur. Jaaliyadda Puntland Edmonton ee Alberta waxay tacsi tiiranyo leh u diraysaa Dhammaan Ehelada dadkoodii lagu xasuuqay Dagaalkii waxshinimada …

27th September 2024  admin  

Dhiigii labaatanka sano kibirka  loo  daadinayey iyo Dhulkii xooga lagu qabsaday midna lagama  wada hadlin.Waxa lagu heshiiyey in wixii maanta ka danbeeya Isaaq la wada yahay https://youtu.be/4dgZ-sLnpZ4 …

27th September 2024  admin  

Wafdi ka socda dawladda Puntland oo booqday mashruuca PL ee Deegaanka Galgala ee Gobalka Bari …