29th March 2024  admin  Category :

Askartii dagaal ooge  Maxamed Qanyare Afrax,  oo maalmo ka hor Muqsiaho   lagu  dilay iyaga oo hubaysan oo dagaal ridaya,  dawladda federaalkau oo uu madaxweyne Farmaajo madaxweynaha ka yahay Guddi heer Qaran ah ayeey u saartay  si loo raali geliyo beesha Murursade oo ay ka soo jeedeen.  Halka weriyaha Afarta Cisho ku xiran Magaalada  Muqdisho aan  xitaa la ogayn sababata loo xiray. Dawladda Soomaaliyeedna ilaa hadda kama hadlin

Sawirka Mukhtar Nuur.

“Waxay lacag ku qaataan inay buun buuniyaan sawirada dagaalka iyo burburka, halka anigu aan lacagtayda ku maalgeliyo in aan soo bandhigo dhinaca quruxda badan ee dalkayga #Somalia” Qoraalkan Mukhtaar Nuur  waxaa uu 15 April 2017, ku daabacay qolkiisa Twitter-ka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*